Heshiiska Dhex Maray Itoobiya iyo Somaliland:
Waxa la xaqiijiyey in heshiis taariikhi ahi uu dhex maray dawladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland, kaas oo ah in ethiopia in ay aqoonsanayso somaliland halka ay somaliland ay iyana ka kiraynaso badda mudo 50 sanno ah, hadaba heshuuskani oo keenay in ay ka cadhooto somalia ayaa waxa uu moqday mid taariikhi ah kaas oo ay labada dawladood ee ethopia iyo jamhuuriyada somaliland ay wada galeen.
Heshiiskani waa mid kaliya aan ku koobnayn aqoonsi iyo bad kaliya lakiin waxa ay somaliland siinaysa ethpopia saldhig ciidan si ay u dagaan 20 km oo badda somaliland halka sidoo kale ethopiana ay share ka siin doonta qaarka mida ah ethiopia airlines,sida la shaaciyay waa is afgarad wali aan loo badalin heshiis rasmi ah waana mid dhinacyo badan leh oo diiradda saaraya iskaashi dhinacyada dhaqaalaha, ganacsiga, iyo amniga.
Qodobada Heshiiska
Heshiiskan cusub ayaa waxaa ka mid ah qodobo dhowr ah oo muhiim ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
1. Dhaqaalaha iyo Ganacsiga:
Fursadaha Waxbarashada: Iskaashiga dhinaca waxbarashada ayaa ardayda labada dhinac siin doona fursado waxbarasho oo cusub iyo in ay iska kaashadaan dhinaca cilmi-baarista.
Xaaladda Amniga ee Gobolka Hiiraan
Gobolka Hiiraan, ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada AMISOM ayaa saaka bilaabay hawlgal dardarleh ballaaran oo lagu sugayo amniga iyo ka hortagga weerarada Al-Shabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaannada ku teedsan magaalada Beledweyne, halkaas oo dhawaanahan ay ka jireen weeraro isdaba joog ah oo ay fuliyeen kooxaha Al-Shabaab.
Hawlwadeenada ama saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in hawlgalkan uu yahay mid lagu doonayo in lagaga saaro Al-Shabaab deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan ama ay ku gadaaman yihiin, lana xaqiijiyo amniga guud ee gobolka. Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa iyaguna isku dayay inay ka hortagaan ciidanka halkaasi ay isku wareemeen, balse waxaa la soo sheegayaa in ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku guuleysteen inay la wareegaan deegaanno horleh oo muhiim ah.
Heshiis Horumarineed oo Laga Gaadhay Somaliland
Magaallada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaa maanta lagu dhawaaqay heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen xukuumadda Somaliland iyo hay'adda horumarinta caalamiga ah ee UNDP. Heshiiskan ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, waxbarashada, iyo caafimaadka, iyadoo la doonayo in la xoojiyo adeegyada bulshada ee dalka.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay isla munaasabadda saxiixa heshiiskan ayaa sheegay in mashruucan uu yahay mid muhiim u ah horumarinta Somaliland, gaar ahaan marka loo eego sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha iyo sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada. Wakiilka UNDP ee Somaliland ayaa isna sheegay in hay'addu ay ka go'an tahay inay ka shaqeyso horumarinta Somaliland iyo sidii loo taageeri lahaa dadaallada horumarineed ee ay wado xukuumada dalku.
Dhanka kale, deegaanno badan oo ka tirsan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa saameeyay abaar daran oo saamayn ku yeelatay nolosha dad badan oo degaanada abaaruhu ka dhaceen ku noolaa. Maanta, hay'adaha gargaarka ee caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ayaa sii xoojiyay dadaallada lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka bini'aadantinimada (OCHA) ayaa sheegtay in ku dhowaad 1 milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar bini-aadanimo oo deg-deg ah.
Gargaarka la gaadhsiinayey dadka abaaruhu saameeyeen ayaa isugu jira cunno, biyo, iyo adeegyada caafimaadka. Warbixinnada ka imaanaya gobollada ay abaaruhu saameeyeen ayaa tilmaamaya in xaaladu ay aad u adag tahay, iyadoo dad badani ay ku barakaceen deegaannadooda una hayaameen meelaha ay ka heli karaan gargaar iyo nolol. Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la sii xoojiyo dadaallada gargaarka iyo in beesha caalamka ay garab istaagto shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen waqtiydan.
Dhismaha Waddooyin Laga Hirgelinayo Puntland
Ismaamul Goboleedka Puntland, waxaa maanta lagu dhawaaqay mashruuc weyn oo lagu dhisayo waddooyin cusub oo isku xira magaalooyinka waaweyn ee gobolka. Mashruucan ayaa waxaa maalgelinaya dowladda Puntland iyo hay'ado caalami ah, waxaana uu qayb ka yahay dadaallada lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.
Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, oo ka hadlay furitaanka mashruucan ayaa sheegay in dhismaha waddooyinkan uu yahay mid muhiim ah oo lagu fududeynayo isku socodka iyo ganacsiga gudaha Puntland. Waddooyinkan cusub ayaa la filayaa inay wax weyn ka tari doonaan isku xirka magaalooyinka iyo horumarinta dhaqaalaha gobolka.
Khilaafka labada dal ee somalilnd iyo soomaaliya, ayaa hawada isku shareeray ka gadaal markii ay heshiika wada galeen labada dal ee somalilnd iyo ethiopia kawda bishii kowaad ee sannadkan 2024-ka.
Waxa maalin walba soo if baxaaya arimo la xidhiidha arimahani taagan ee ay kaw ka tahay in somaliland ay aqoonsanayso ethiopia iyo heshiiska bada ee kal qayteen dadlalka sland iyo ethiopia, inkastooy soomaaliya ay wado dadaalo dheeraarada sidii ay uga hor iman lahayd arinkaani ku noqday laf dhuun gashay hase ahaatee ma muuqato rajo ay ku joojin karto heshiiskan markii ethiopia ku adkaysatay inay fuliso heshiiskani.

.png)
Post a Comment
0Comments